Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay Garoowe


Garowe, Somalia

Mudahaarad rabshado wata, islamarkaana ay ku dhawacmeen haweenay iyo wiil araday ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa haleeyey rasaas la sheegay inay rideen ciidamada.

Mudaaharaadayaasha ayaa la sheegay inay dalbanayeen in sharciga la horkeeno ciddii dishay nin shacab ah oo ku dhintay shalay galab rasaas ay rideen ciidamo hawlgal ka samaynayey gudaha Garoowe.

Taliyaha qaybt Booliska gobolka Nugaal Gaashaanle Dhexe Muumin Caabdi Shire ayaa VOA u sharaxay waxa sababay banaanbaxa iyo khasaaraha uu geystay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG