Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nabaddoon Lagu Dilay Afgooye


Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in degmadaas lagu dilay nabadoon caan oo si wayn looga yaqaanay gudaha degmada Afgooye.

Waxaa lagu magacaabi jiray nabadoonka ladilay Ibrahim Maxamed Ibrahim.

Lama oga sababta loo dilay waxayna goobjoogayaal xaqiijinayaan in lagu dilay bartama magaalada Afgooye.

Kooxaha dilka geysta ayaa goobta ka baxsaday, waxaana dilka nabadoonka si weyn ugu xumaaday shacabka degmada Afgooye.

XS
SM
MD
LG