Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in biyo uu fariistay xaafadaha qaarkood kadib markii webigu uu fatahay. Fatahaada wabiga ayaa ah mid ku soo laalaalabata magaalada beledweyne.
Dhageyso warbixintan ku saabsan fatahaadda Beledweyne oo uu magaalada Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Facebook Forum