Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Taliyhii Gorgor oo Is-rasaaseyn ku Dhintay


Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay soo qabteen ciidamo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen is-rasaaseyn xalay ka dhacday meel u dhow hotel Naasa Hablood oo uu ku dhintay taliyihii ciidanka Gorgor Maxamed Suleymaan Abuukar.

Taliyahan ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa saraakiil hoggaaminayay weerar ay ciidanka dowladdu ku qabsadeen deegaanka Awdhiigle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ehelada taliyahan ayaa la sheegayaa inay diideen in taliyaha maanta la aaso, iyagoo dalbaday in caddeyn buuxda laga siiyo sababta loo dilay.

Warbixinta waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Abdulle.

Dhageyso Askarta la Qabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00


XS
SM
MD
LG