Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khilaaf cusub oo ka taagan guddiga doorashooyinka Somaliland


Somaliland

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in cidda kaliya ee sharci ahaan awood u leh inay kala shaandhayso xubnaha gudidda doorashooyinka ee cusub ay tahay Golaha Wakiilada.

Hadalka gudoomiyaha ayaa ku soo beegmay iyadoo madaxweynaha Somaliland uu ka hadlay isla arrintan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00

Dhinaca kale waxaa socda, dadaallo ku aadan sidii xal loogu heli lahaa khilaafka soo kala dhex galay Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaradka ee salka ku haya xubnaha uu Madaxweyne Biixi u soo xulay guddiga doorashada oo ay laba ka mid ah ka horyimaadeen xisbiyada.

Haddaba iyada oo Murano iyo khilafaad ay in mudo ah hadheeyeen doorashooyinka Somaliland ayaa wariyeheenna Cabdixaafid Cawil Ismaaciil waxa uu weydiiyey Faarax Cigaal oo ka falanqooda arrimaha Yurub iyo Barriga Africa bal inay u muuqato in doorashooyinka raagey ee Soomaaliland ay qabsoomi doonaan xilligii la filayey?

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG