Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Dad loo xiray lix kiis oo kufsi ah


Boosaaso
Boosaaso

Ciidamada ammaanka Puntland gaar ahaan Gobolka Bari ayaa tan iyo bishii September waxay gacanta ku soo dhigeen rag gudaha iyo daafaha magaaladda Boosaaso ka geystay kufsiyo waqtiyo kala duwan.

Saddex kiis oo ka mid ah kusigaas haweenka ayaa la horgeeyey maxkamadda iyadoo lagu riday xukuno sanooyin ah.

Dhinaca kale, ciidamada ammaanka ayaa waxay gacanta ku hayaan Saddex kiis oo kale oo kufsi la xiriira.

Weriyaha VOA ee magaaladda Boosaaso Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa dhacdooyinkan ka waraysatay Taliyaha Saldhiga Bartamaha magaaladda Boosaaso Gaashaanle Sare Yuusuf Axmed Ciise.

Boosaaso: Dad loo xiray lix kiis oo kufsi ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


XS
SM
MD
LG