Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhabbaha diyaaradaha ee garoonka Aadan Cadde oo la xiray


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in si ku meel gaar ah uu xiran yahay dhabbaha diyaaraduhu kasoo degaan kana kacaan ee garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii diyaarad xamuul sidda ay candhada ku degtay kadib markii ay luguhu u bixi waayeen. Weli lama hayo wax faah-fahain ah oo intaas dhaafsan.

XS
SM
MD
LG