Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ciqaab adag kasoo saartay dhoofinta duur joogta


Somaliland ayaa sheegtay inay ciqaab adag mudan doonaan dadka sida sharci daradda ah u dhoofiya Duur joogta.

Arrintan ayaa ka danbaysay iyadoo todobaadkii hore Ciidamada Militarigu ay qabteen 12 xabbo oo haram cad ah kuwaasi oo la doonayay in sifo sharci darro ah loo dhoofiyo.

Haram cadkan ayaa waxaa hadda ka nool 3, waxaana dawo siinaya dhaqaatiir ay qaarkood ka yimaadeen dibedda.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo ciqaab kasoo saartay dhoofinta duur joogta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00


XS
SM
MD
LG