Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dab-damiska oo Caruur Badbaadiyey


Ciidamada dab-damiska Somaliland ayaa fuliyey 12 hawl gal oo gurmad ah 48 saacadood ee ugu danbeeyey iyagoo ku soo badbaadiyey caruur gurigoodii dab qabsaday iyagoo sidoo kale ay ka soo saareen maydka wiil yar oo ku geeriyooday balli uu ku dabaalanayay oo liqay.

Warkan waxa hargeysa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

Dhageyso Hawsha Dab-damiska Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00


XS
SM
MD
LG