Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Danab oo beeniyey sheegashada Al-Shabaab


Ciidamada

Afhayeen u hadley ciidamada DANAB aya abeeniyey warar ay baahiyeen kooxda Al-Shabaab oo ay ku sheegteen in ay askar badan ka dileen ciidamadooda.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaraxyo ay dhowaan ciidamada Danab kula beegsatay duleedka Muqdisho ay ku dishay dhowr iyo toban askari.

Falastin Axmed Iiman ayaa Mowliid Axmed Xasan oo ah afhayeenka Danab weydiisay khasaaraha rasmiga ah ee qaraxyadii dhawaan lagula beegsadey duleedka Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG