Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Madasha Iskaashiga oo Muqdisho lagu soo xiray


Shirka Iskaashiga
Shirka Iskaashiga

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo geba gebeeyey shir loogu magac-daray Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.

Gunaanadka shirka ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed qodobadkii shirku isku raacay iyo xaaladda guud ee Soomaaliya.

Hay’adda USAID ee Maraykanka ayaa shirka maanta kaga dhowaaqday ku dhowaad 257 milyan oo dollar oo ah gargaar dhinaca bani’aadminnimada ah taasi oo kaalmada sannadkan ee Maryakanka Soomaaliya siiyey ka dhigaysa 498 milyan oo dollar.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa waxyaabihii shirka kasoo dhacay ka wareystay weriyaha VOA ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Shirka Madasha Iskaashiga oo Muqdisho lagu soo xiray
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00


XS
SM
MD
LG