Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo qaadacday shirka Iskaashiga


Shirka Iskaashiga
Shirka Iskaashiga

Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirka caalamiga ah ee Iskaahsiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la sheegay inay ka qaybgalayaan wakiillo matalaya ilaa 50 dawladood.

Si kastaba maamulka Puntland ayaa qaadacay shirkaas, kadib markii ay sheegeen in ay la dhici waayeen sida wax u wado dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Qorsheynta maaulka Puntland Cabdiqaadir Cilmi Xaange ayaa khadka telefoonka ee Garoowe ugu waramay Sahra Cabdi Axmed, ugu horeyntiina waxuu ka jawaabayaa waxey shirkaan uga qeybgali waayeen?

Puntland oo qaadacday shirka Iskaashiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


XS
SM
MD
LG