Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Cabdirisaaq: Al-Shabaab waxay ka faa'iideysaneysaa khilaafka


Wasiirkii hore ee amniga qaranka ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay weerarada Al-Shabaab ee kusii xoogeysanay dalka.

Wasiirka oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in weerardan soo noqonqnaya ee Al-Shabaabka ay muujinayaan in ururkaasi uu ka faa'iidaysanayo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ku taliyay in wada-hadal lala galo Al-Shabaab, si xal loogu helo amni-darada dalka ka jirta.

Xuseen Barre Aadan ayaa arrimahan ka waraystay wasiirka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG