WASHINGTON. D.C —
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa xalay xariga ka jaray, guri cusub oo ay safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka ka iibsatay magaalada Washington. D.C.
Dhismahan cusub ayay Dowladda Soomaaliya sheegtay in lag bixiyay in ka badan 4 milyan oo doollarka Mareykanka ah.
Warbixin arrintaasi ku saabsan, waxaa inoo diyaarisay Caasha Ibrahim Aden.
Facebook Forum