Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa caruurta looga qaataa waalidiinta Soomaalida Yurub?


Dalalka Scandinavian-ka waxa in muddo ah soo badanayay waalidiin u baddan hooyooyinka keligood caruurta korsada oo ka cabanaya in ubadka ay ka qaadaan hay’adaha daryeelka carruurta ee waddamadaas.

Waxaa u dambeeyey kiiska hooyo Soomaaliyeed oo dalka Denmark lix caruur ah oo ay dhashay ay maxkamadi ka xukuntey in lagala wareego, sida ay sheegeen hoggaamiyayaasha bulshada.

Haddaba waa maxay sababta keeneyso in waalidiin badan oo caruurtooda ay dowladu ka qaado.

Qareen Xasan Daahir Saajin waxa uu la shaqeeyaa shirkad qareeno ah oo ku taala Denmark, kiisas badan ayaanu kala shaqeeyey jaaliyada Soomaalida.

Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa weydiiyey sida ay wax u jiraan?

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG