Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Rayidka oo ka walaacsan xiisadda Jubaland


Jubaland

Maalmahan waxaa taagnaa muran siyaasadeed oo ku saabsan duulimaadyada tagaya magaalada Kismaayo kadib markii la sheegay in dawladda Soomaaliya ay ka hor-istaagtay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed inuu diyaarad ku tago magaaladaasi si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Haddaba gudoomiyaha bulsahda rayidka ayaa walaac ka muujiyay khilaafka siyaasadeed ee cakiran ee ka jirta arrimaha Jubbaland.

Cusmaan Muxiyadiin Shaatax, gudoomiyaha bulshada rayidka ayaa mowqifka bulshada Rayidka uga warramay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG