Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo madax kula kulmay New York


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada New York ee dalkan Mareykanka.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya kulanka guud ee QM oo maanta si rasmi ah uga furmaya xarunta QM eek u taalla New York.

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horreysay tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu ka qeyb-galayaa shirka golaha guud ee QM.

Wafdiga madaxweynaha yaa kulamo la yeeshey madax kala duwan iyagoo ka qeyb-galey kulamo hareer socda kulanka guud ee QM.

Falastin Axmed Iiman ayaa kulamadaas ka wareysatey wasiirka arrimaha dibada ee dowlada federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ka mid wafdiga madaxweynaha.

Farmaajo oo madax kula kulmay New York
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00


XS
SM
MD
LG