Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maryan Mursal oo Xaalad Caafimaad la soo Daristay


Fanaanadda Soomaaliyeed Maryan Mursal Ciise oo dhawaaan socdaal ku tagtey Hargeysa ayaa la dhigay cusbitaal ku yaala magalada, iyadoo imika xaaladeedda caafimaad ay fiican tahay.

Waxa Cusbitaalka ay taalo ku booqday Wariyahayaga Hargiesa Khadar Maxed Cakule warbixintan ayuu nooga soo diray.

Dhageyso Xaaladda M. Mursal
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


XS
SM
MD
LG