Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Sheekh oo loo Diiday inuu Kismaayo u Duulo


Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la sheegay in diyaarad u qaadi lahayd magaalada Kismaayo lagu joojiyay garoonka magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif iyo wafdi la socday oo ka yimid dalka Trukiga ayaa saakay ka degay garoonta Muqdisho si ey diyaarad kale ugu sii raacaan Kismayo.

Wariyeheenna Jacafar Kuukaay ayaa dhacdadan ka wareystay Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran oo ka tirsanaa wafdiga Sheekh Shariif.

Dhageyso Horjoogsiga Sheekh Shariif
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00


XS
SM
MD
LG