In ka badan 20 ka tirsan ciidamada dawladda ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose xalay, kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadeen saldhigga Ceel-Saliin.
Haddaba dagaalkan ayaa Maxamed Cabdi Xasan uu ka waraystay Mowliid Axmed Xasan oo ka tirsan ciidamada dawladda isla markaana ah Af-hayeenka Ciidanka Danab.