Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Kuxigeen Xukuumadda F. Somalia iska Casilay


Maalintii shalay waxaa xilkii uu ka hayay Golaha Wasiirada ee dowladda Federalka Soomaaliya iska casilay, Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/kariin Khaliif Dhalac, isagoo ku sababeeyay inuu ku qanci waayay qaabka dowladda federalka ay u maareyneyso siyaasadda Galmudug oo uu ka soo jeedo.

Sahra Cabdi Axmed oo khadka taleefanka kula xiriirta Dhalac oo sidoo kale xildhibaan ka tirsan baarlamanka soomaaliya ayaa ugu horeyn weydiisay sababta uu isu casilay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG