Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinta xaaladda xuquuqda aadanah Soomaaliya


Khabiir madax banaan oo soo baaray xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya ayaa shalay soo saaray warbixin ku saabsan xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya ee sanadkii tagay.

Warbixintan ayuu ku eegayay horumaradda laga sameeyay dhinacyada xuquuqda aadanaha iyo gabood falladii dhacay.

Warbixintiisa waxaa inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG