Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shil gaari iyo qarax ka dhacay duleedka Muqdisho


Jidadka Muqdisho

Dhowr qof ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari oo maanta ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Shilka ayaa ka dhashay laba gaari oo nooca xamuulka qaada ah oo isku dhacay, xilli ay ku socdeen xawaare sare, sida ay mas’uuliyiin u sheegeen VOA.

Dhinaca kale, qarax ayaa wadadaasi lagula eegtay gaari ay saaraayeen Enjneer u dhashay dalka Turkiga iyo saraakiil kale oo ay ka wada shaqeynayeen dhismaha wadada Muqdisho iyo Afgooye.

Faah-faahinta warkan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG