Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dadka naafada ah oo ka cabanaya faquuq


Muqdisho
Muqdisho

Dadka naafada ah ee Muqdisho ayaa sheegay in loo gaysanayo xadgudubyo kala duwan tan iyo intii uu dhacay weerarkii lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir oo uu ku dhintay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan.

Weerarkaasi ayaa waxaa dowladdu ay sheegtay inay fulisay gabar aragga la’eeda oo lagu magacabai jiray Basiir Cabdi Maxamed, taasi oo ka shaqeyn jirtay xarunta gobolka.
Ururada u dhaqaaqa naafada ayaa iminka sheegay in eedo loo jeediyey gabadhaas ay sababtay xadgudubyo baahsan oo lagu kala kacayo dadka kale ee naafada ah, sida ay hadalka u dhigeen.

Haddaba warbxiin ku saabsan xadgudubyadaasi ayaa waxaa noo diyaariyey Haaruun Macruuf.

Muqdisho: Dadka naafada ah oo ka cabanaya faquuq
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:00 0:00


XS
SM
MD
LG