Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo gudbisay warbixinta xaaladda xuquuqda caruurta


Somalia Coat of Arms

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay gudbisay warbixin ka hadlaysa xaaladda xuquuqda carruurta ee dalka laba sano kadib markii Soomaaliya ay saxiixday cahdiga ilaalinta xuquuqda carruurta ee caalamiga ah.

Warbixinta dawladda gudbisay ayaa eegaysa waxa dawladda iyo maamullada Soomaalida ay ka qabteen hirgelinta xeerka caalamiga ah ee dhworista xuquuqda carruurta.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG