Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy oo baaq u diray qowmiyadaha doonaya is-maamulka


Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay qowmiyadaha raadinaya ismaamulka hoose inay muujiyaan dulqaad ilaa inta doorashada waddankaasi ka dhacayso.

Abiy Axmed ayaa ka hadlayey magaalada Bongo ee gobolka Kafiya ee Koonfurta waddankaas, kaasi oo dadkiisu ay si weyn ugu ololaynayaan inay maamul goboleed samaystaan.

Wakaaladda wararka ee AFP ayaa warbixintan diyaarisay, waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Samakaab.

Abiy oo baaq u diray qowmiyadaha doonaya is-maamulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


XS
SM
MD
LG