Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buundadda Baardheere oo Duntey


Magaalooyin badan oo Wabiga uu kala qeybiyo Koonfurta Somalia, waxaa ay leeyhiin Buundooyin aanan wax dhisme iyo Dayactirba lagu sameynin tobonaankii sanee lasoo dhaafay.

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaa duntey halkii Buundo ee magaalada dhex-mareysay. Waxaana istaagay isu socodkii dadka iyo gaadiidka- Waxeyna saameysay xataa ardeydii Schoolada.

Haddaba, Caqabada ka taagan dumista Buundadaasi waxaa warbixintan ku eegayso, Sahra Cabdi Axmed.

Dhagayso Warbixin ku saabsan Buundadda Baardheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00


XS
SM
MD
LG