WASHINGTON. D.C —
Somaliland ayaa sheegtay in ay joojisay dhismaha saldhig milatari oo ay Dowladda Imaaraadka Carabta ka dhisanayso magaalada Berbera.
Warbixintaan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.