Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi ka socda QM iyo Banka Adduunka oo tegay Soomaaliya


Waxaa maanta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba booqasho ku tagay, wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Baanka Aduunka.

Booqashada saraakiishan ayaa lagu sheegay mid ay ku kordhinayaan xiriirka ka dhaxeeya horumarinta dadaallada nabad dhisidda iyo gargaarka bani’aadanimo iyo sida beesha caalamka ay Soomaaliya uga taageeri lahayd ka jawaabista baahiyaha degdegga ah, iyo gargaarka naf badbaadinta.

Waxaa sidoo kale qorshahooda qeyb ka ahaa Soomaaliya deymaha looga dhaafi lahaa.

Faahfaahinta waxaa warbixintan waxaa Baydhabo ka soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Wafdi ka socda QM iyo Banka Adduunka oo tegay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:43 0:00


XS
SM
MD
LG