Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo xirtay weriye ka tirsan Hadhwanaag


Hargeysa
Hargeysa

Ciidamadda booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay wariye ka tirsan shabakadda wararka Hadhwanaag, halka ay mid kalena ku raad joogaan.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo ay xiisadi ka dhex oogan tahay qaar ka mid ah saxaafadda madaxabanaan iyo hay’adaha xukuumadda Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa horey u xiray xaruntii telefishinka Horyaal iyo milkilihii TV-ga Maxamed Cusmaan Mire, sida ay sheegtay hay’adda difaacayaasha xuquuqda wariyeyaasha ee CPJ.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

Somaliland oo xirtay weriye ka tirsan Hadhwanaag
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG