Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Denmark: Gabar Soomaali ah oo caruurta laga qaatay


Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa gabar Soomaali ah ku xukuntay sanad iyo sagaal bilood oo xariga ah, kadibna dalka laga saaro.

Maxkamadda ayaa sidoo kale go’aamisay in gabadhan laga qaado oo dowladda ay kala wareegto caruur ay dhashay.

Maxkamadda ayaa gabadhan ku eedeysay in caruurta ay hagardaameyn jirtay.

Haddaba faahfaahinta arrintan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Saciid Cabdi Cali oo ay gabadha xigto yihiin, kuna sugan dalka Denmark.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:41 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG