Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beerista dalagyo cusub oo lagu tijaabiyey Bay


Bariis
Bariis

Beeraleyda gobolka Bay ayaa soo dhaweeyay tijaabo lagu sameeyay dalagyo cusub oo aan horey uga bixi jirin gobolka, laakiin haatan la xaqiijiyay inay ka bixi karaan.

Dalagyadaas ayaa waxaa ka mid ah noocyo bariiska ka mid ah, sanjabiil iyo dalagyo kale.

Wariyaha VOA-da, Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo ka soo diray.

Beerista dalagyo cusub oo lagu tijaabiyey Bay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00


XS
SM
MD
LG