Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhaqaalaha Soomaaliya 'oo la filayo inuu kobco'


Bangiga Aduunka ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya la filayo inuu kordho sanadkan marka la bar bar dhigo sanadkii hore.

War qoraal ah oo uu soo saaray Bankiga Adduunka ayaa lagu saadaaliyay in saddexda sano ilaa shanta sano ee soo socota uu dhaqaalaha kor u sii socon doono, haddii sida hadda ay wax u socdaan aaney wax iska bedelin.

Cabdixaafit Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan diyaariyey

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG