Safiirka Britain ee Soomaaliya, Ben Fender ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, halkaasi oo uu kula kulmay madax uu ka mid yahay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Britain iyo Somaliland, arrimaha amniga iy doorashooyinka Somaliland.
Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Hargeysa.