Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulka Qaranka oo Gaaray Harare


Xulka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Harare ee dalka Zimbabwe, halkaasi oo maalinta Talaadada ah ay kula ciyaari doonaa xilka Zimbabwe oo dalka Djibouti ay kaga soo badiyeen is-araggii hore ee is-reebreebka hore ee ciyaaraha Koobka Adduunka 2022-ka.

Cabdulqaadir Samakab ayaa waraystay Cabdisamad Sheekh Maxamed oo ah madaxa kooxda Soomaaliya ee tagay magaalada Harare.

Dhageyso Xulka Qaranka oo Harare Gaaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00


XS
SM
MD
LG