Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xawaaladda Taaj oo la Abaal-mariyey


Xilli ay jiraan xaalado adag oo ay la kulmayaan xawilaadaha iyo bankiyada Soomaalida ayaa haddana waxaa ay bangiyadu wadaan dadaalo ay ku horumarinayaan hanaanka ganacsi ee daaha furan.

Waxaana haatan Hay'ad Qiimeysa Xawilaadaha ay abaal marin caalami ah siisay xawilaadda Taaj oo ka mid ah xawilaadaha Soomaaliya.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Mugadishu ka soo diray.

Dhageyso Abaal-marinta Xawaaladda Taaj
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00


XS
SM
MD
LG