Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta Joojinta Duullimaadka Kismaayo


Kismaayo

Dabayaaqadii bishii la soo dhaafay, Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey soo saartay amar ay kaga mamnuuceyso dayuuradaha ganacsiga inay si toos ah uga degaan magaalada Kismayo, iyadoo amartay in ay Muqdisho soo maraan marka hore.

Amarkaasi ayaa ku soo beegmay maalmo uun ka dib markii dowladda ay ka soo horjeesatay doorasho ka dhacday Jubbaland oo dib loogu doortay Axmed Maxamed Islan (Axmed Madoobe.)

Go’aankaasi iyo saameynta uu keeni karo, ayaa waxaa qoraal ka soo saaray Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir Gudoomiyaha Guddiga Duulista iyo Gadiidka Hawada ee dowladda Federalka Soomaaliya>

wariyaha VOAda ee Nairobi Yassiin Ciise wardheere ayaa weydiiyay waxa uu qoraalkaasi ku saabsanaa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG