Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii IGAD ee abaaraha oo lasoo geba gebeeyey


IGAD
IGAD

Dalalka Geeska Afrika ayaa dadaal ug jira sidii loola tacaali lahaa mushkiladda abaaraha ku soo noqnoqda gobolka, oo hadda laga cabsi qabo inay saameeyaan ilaa iyo 15 milyan oo qof.

Dadkaaas ayaa ku nool, Somalia, Kenya iyo Ethiopia, waxaana la isku dayayaa sidii loo xoojin lahaa awoodda ay dadkaas u leeyihiin u adkeysiga aafooyinka.

Shir muddo shan maalmood ah ka socday magaalada Nairobi oo ay lahaayeen dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD, kaasi oo looga hadlayey ka hortagista abaaraha, ayaa maanta halkaasi lagu soo gabagabeeyay.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed ayaa shirkan ka wareystay Maxamed Cumar Nuur, oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Shirkii IGAD ee abaaraha oo lasoo geba gebeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


XS
SM
MD
LG