Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda maamulka Galmudug


Galmudug
Galmudug

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda maamulka Galmudug, halkaasi oo magaalada Dhuusomareeb uu ka furmay shir dib u heshiisiin oo maamul cusub loogu dhisayo Galmudug. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:44 0:00


XS
SM
MD
LG