Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Hobyo oo lasoo geba-gebeeyey


Shir beeleed toddobaadyo ka socday magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta la soo gabagabeeyay, iyadoo lagu doortay gole iyo ka kooban 68 xubnood, iyo madaxa golahaas.

Shirkan ayaa ku soo beegmay iyadoo Galmudug uu ka socdo dadaal la doonayo in beelaha degga shir dib u heshiisiin loo qabto, kadibna ay doortaan hoggaan cusub.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Gaalkacyo.

Shirkii Hobyo oo lasoo geba-gebeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


XS
SM
MD
LG