Qaar ka mid ah safiirada Afrika ee jooga dalka Koonfur Africa ayaa isugu yimid kulan ay uga hadlayaan dhibaatada lagu hayo dadka Afrikaanka ah eek a ganacsada dalkaas.
Kulankaas ayaa waxa ay kala hadleen dowlada Koonfur Africa inay wax ka qabato tacadiga dhaca ah ee ka jira halkaasi.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koofur Africa, Jamal Maxamed Barow oo booqdey dhowr dukaan oo Soomaalida laga dhacay ayaa sheegay in meelo nabad ahaa ay dhibaatada kusii baahdey.
Sahra Cabdi Axmed ay kula xiriirtay khadka taleefonka ee magaalada Pretoria.
Facebook Forum