Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakacayaal cusub oo soo gaaray duleedka Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Xilli ay Qaramada Midoobay iyo hay’adaha gargaarku sheegeen inuu hoos u dhacay wax soo saarkii beeraha ilaa 70%, ayaa waxaa dhinaca kalena duleedka magaalada Muqdisho soo buux dhaafiyey qoysas cusub oo barakacayaal ah.

Qoysaskan ayaa ka soo barakacay Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bay waxayna kusoo biireen qoysas barakacayaal ah oo hore u deganaa duleedka Muqdisho.

Qoysaskan ayaa waxay iminka dhibaato adagi ka heysataa qaabkii ay u maareyn lahaayeen noloshooda, ayada oo qarkood ku haminaya in ay dib ugu laabtaan goobihii ay ka soo barakaceen oo iminka xasiloon.

Warbixin areintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Barakacayaal cusub oo soo gaaray duleedka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG