Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay tallaabada Kenya ee kiiska badda?


Warbaahinta dalka Kenya ayaa qoray in dawladda dalkaasi ay ka codsatay maxkamadda caalimiga ah ee cadaaladda in ay dib u dhigto dhageysiga dacwadda badda ee ay Soomaaliya ay xareysay.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay in u baahan tahay in qareeno difaaca oo cusub ay qorato, sidaas darteedna ay waqti dheeri ah u baahan tahay.

Dhanka kale, VOA ayaa ogaatay in dowladda Soomaaliya ay diiday codsiga dib u dhigista ee Kenya ay gudbisay.

Haddaba faahfaahinta arrintan cusub iyo waxa ay Kenya ku micneynayso ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Cabdiqafaar Cabdi Wardhere oo xiriirka caalamiga ah ku takhasusay, kuna sugan gobolka Virginia ee dalka Maraykanka.

Maxa ka dhigan tahay tallaabada ee kiiska badda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00


XS
SM
MD
LG