Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Malaayiin Soomaali ah oo wajahaya macluul


Qaramada Midoobay ayaa ka digtay macaluul iyo nafaqo darro ku soo fool leh in ka badan 2 Million oo qof oo Soomaali ah bilaha ugu dambeeya sanadkan 2019 ka.

Warbixin ay soo saareen ururada hoos taga Qaramada Midoobay ee qaabilsan raashinka, bani’aadamnimada iyo qiimaynta xaaladaha abaaraha ayaa lagu sheegay in roobka oo xiliyadii la filayay dib uga dhacay, wabiyada oo biyo yareeyay iyo waliba hubanti la’aan laga qabo in roobabaka la filayaa xiligoodii curtaan ay kor u qaadeen wal walka laga qabo macaluul iyo nafaqo darro ka dhacdo Soomaaliya.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan inoo soo koobaysa.

Malaayiin Soomaali ah oo wajahaya macluul
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:03 0:00


XS
SM
MD
LG