Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waqtiga uu furmayo shirka Galmudug oo la shaaciyey


Galmudug

Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in maalinta arbacadda ah ee September 4, la qabanayo shirka dib u heshiisiinta maamulkaasi oo ka dhacayo magaalada Dhuusomareeb.

Ergagada shirkaasi oo u badan hoggaamiyayaasha dhaqanka ayaa qeyb ka noqonayo shirka, waxaana intooda badan ay ku sugan yhiin magaalada gudaheeda.

Shirkaan ayaa ka duwanaan doono kii beelaha loo qaban jirey, waxaana uu noqonayaan dhabaha loo mari doono dhismaha maamul cusub oo ay yeelato Galmudug.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefonka ee Dhuusamareeb kula xariirtey Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ah guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta ee Galmudug.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG