Beerta loo nasashada iyo ciyaaraha tago oo ku taalo Magaalada Arlington ee gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington, waxaa lagu qabtey Shaley galab Xaflad Maalin joog ah oo Qeybta Africa la hadasho VOA ay shaqaalaheeda, Madaxda iyo qoysaskooda ay kasoo wada qeybgalen.
Xaflada ayaa inteeda badan ahayd Cunto wada cunis, sheekaysi iyo maalin damaashaad dhowr dal oo Africa ah dadkeeda ay ka qeybgaleen Somalida ay kamid ahayd.
Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ayaa ka qeybgashey Warbixintana nooga diyaarisey.