Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Go'aanka Golaha Ammaanka ee Qaraarka 1267


UN General Assembly

Golaha Ammaanka ee QM ayaa laaley isku day ay dowlada Kenya ku doonaysay in qaraarka uu lambarkiisu yahay 1267 lagu dhaqan galiyo dalka Somalia. Qaraarkan ayey Kenya ku dooneysay in lagu daro ururka Al-Shabab ee Soomaaliya loona aqoonsado urur argagixiso oo la mid ah Al-Qaacida iyo ISIS.

Haddaba waxa uu yahay qaraarkan iyo go’aanka golaha ammaanka, iyo sababta ay Soomaaliya ku diiday ayaan uga hadlaynaa barnaamijka faaqidaadda, waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:42:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG