Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqa cusub ee Muqdisho: Waan furaynaa jidadka xiran


Cumar Filish

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqq Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish, ayaa sheegay in ay furi doonaan wadooyinka xiran xilligan ee magaalada.

Cumar Filish oo xalay xilka la wareegay auaa sheegay in aysan sugi doonin in Al-Shabaab ay sii wado weerarada ay ku beegsato hal doorka magaalada iyo shacabka.

Siyaasiin ka hadashay xafladda xilka wareejinta ayaa iyagana sheegay inay duqa cusub ka filayaan in uu wax ka qabto daruufaha adag ee xilligan ay wajaheeso magaalada.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG