Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Jeneral Odawaa Yuusuf Raage?


Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda Soomaaliya la wareegay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo askarinnimada qortay 14 sano ka hor.

Jeneral Odawaa ayaa xilka kala wareegay Jeneral Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe oo xilka soo hayey muddo ku dhowaad sanad ah.

Odawaa ayaa noqonaya mid ka mid ah taliyayaashii ugu da’da yaraa ee qabta hoggaanka ciidamada xoogga dalka.

Haddaba waa shaqsi caynkee ah. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan ka diyaariyey.

Waa kuma Jeneral Odawaa Yuusuf Raage
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00

XS
SM
MD
LG