Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Dakhliga Al-Shabaab kasoo gala Muqdisho


Awooda ururka Al-Shabaab ayaa soo martey heerar kala duwan, iyadoo bari ay inta badan xukumayeen Koofurta Soomaalia. Marar kala duwan ayaa awoodooda aad loo wiiqey, sidoo kale waxaa weeraro aad loo qorsheeyey lagu diley inta badan madaxdii kooxdaas.

Helista dhaqaale ay ku howlgalaan ayaa mararka qaar ku adkeyd, waxaase ay hadda u muuqataa in malaayiin Doolarka Mareykanka ay ka ururiyaan meelo aysan maamul ahaan gacanta ku heyn laakiin ay awood u heleen in saameyntooda ay gaarto, islamarkaana ay lacago canshuur iyo zako ay ugu yeereen ay ka qaadaan.

Falastin Axmed Iiman ayaa barnaamijka Bandhiga VOA ee toddbaadkan ku eegeysa lacagahan cusub ee ay Al-Shabaab ka sameeyaan magaalada Muqdisho.

Bandhigga VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:22 0:00

XS
SM
MD
LG